Tuesday, 23 May 2017

Invade my privacy

Hey,

Here's a fun tag that I thought I'd post up.. and to switch a little, the answers are in somali :-p

1. Did you wake up cranky?
Maya, ano aad u faraxsan oo si ficaan u seexday ayan soo toosay alxamdulilah

2. Would you date an 18-year-old at your current age?

Jawaabtu waa sahal.. waa maya. Wiil 18 jir ah.. isaga aya cunug ah ee iskoolkisa ha iska dhigto

3. Do you prefer to be friends with girls or boys?

mmmh, asxaab oo rag ah inay gabadhu yelaato wax faa'ido oo ugu jirto ba iska yar, taas waan so xaqijiyey... gabdhahaa qarkoodna way muran badan yihin markaa kaligaa iyo familkaaga ina ku tashatid oo saxiib ka dhigatid wax ka fican ma lahan

4. Would you ever smile at a stranger?
Dhoolo cadaynta waa wax an jeclahay marka inta badan qofki iga so hor baxo wan u dhoolo cadeeya laakinse ayaamahan dhambe wan ka firsadha qofka aan u dhoolo cadeeyo oo dadka ayan kala doorta

5. Can you commit to one person?

Su'aal caajib ah. Oo anigu waxan u haystay inay caadi tahay inad hal qof kaliya aad la joogtid ood ku eekatid lakin 2017 aya ummadi wareerisay. Aniga ahaan, hal qof wan ku qanci kara, waa hubaal.. Allow hunguri ha iga dhigin!

6. How do you look right now?

Xalimo oo gurigeeda joogta cml, iska faham noh

7. What exactly are you wearing right now?

Haayay.. su'aashi hore ku noqo

8. How often do you listen to Qur'an?

Su'aasha wan yara badalay oo tan aya igu haboon ina ka jawaabo, inta badan waxan Qur'anka dhagaysta marka banaanka joogo. Ayaamahan waxa waliba aad u dhagaysta qiraat kala duwan marka sidha la socda

9. Do you wear jeans or sweats more?

Jeans ma xirto, sweats na ma xirto.. inta badan waxan xirta sport leggings

10. Do you think your life will change dramatically before 2020?

Haa, waa rajeenaya ina 2020 gaaro ano nolooshayda ay wax badan is badaleen inshAllah

11. Are you a social or  an antisocial person?

Waxay ku xiran tahay qofka an marka la joogo iyo xaalada an ku suganahay laakin inta badan waxan ahay qof dadka so dhawayso oo kaftanka iyo ciyaarta jecel

12. If the person you like say they like someone else, what would you say?

Walle waa arin adhag oo qaab daran. Illahay ha iga ilaaliyo mid tan oo kale ina ku dhaco.. Qof qalbigiisa anigu gacantayda kuma jiiro waxaana aamisanahay in jecelku uu yahay shay la khasbi karin marka waxan qofkaa ku dhihi lahaa .. maxa iga so doontay hadaad qof kale niyaada ku haysid?

13. Are you good at hiding your feelings?

Waxan ku ahay ''expert'', waa xirfad an leeyahay laakin shay wanagsan ma ahan 

14. Can you drive a stick shift? 

Haa laakin legal ma ahi

15. Do you care if people talk badly about you?

Haa iyo maya.. qofna ma jecla in wax xun laga sheego ama la xanto laakin hadi aad xumaan ka dhowrsoon tahay, dadka waxay ka sheegaan qiimo agtaada kama lahan 

16. Are you going out of town soon?

Haa

17. When was the last time you cried?

Runti ooyin an ooyo muddo aya igu dhambaysay 

18. Have you ever liked someone you didn't expect to?

Haa, hal mar ba badan waliba

19. If you could change your eyecolor? would you?

Maya

20. Name something you have to do tomorrow?

Waa ina meshan ka dhaqaajiyo inshAllah

1 comment:

  1. Hi! I am Nerissa, a Filipino living in Italy.
    We just started a website dedicated to the lives of all those living in a country other than the one where they were born. Thru PeopleAbroad.org we intend to increase connections, awareness, and understanding among people.
    We would like to ask you to contribute as an author to the website by writing even one single post with photos and/or videos about the region of the world you live in. Your post can be externally linked to your personal websites, blogs, Facebook pages, Twitter account, and/or anything else you like, in order to promote your own activity.
    If possible, we would also like you to write your story (bio - where you live and how you decided to live your life abroad) – example: https://www.peopleabroad.org/nerissa-filipino-living-in-italy/.
    To become an author, it is not necessary to live in a different country from where you were born, but simply to know a bit of the world by having lived, studied, or traveled abroad.
    Please, sign up to our website at https://www.peopleabroad.org/register/ and send all your files with things you would like to share (your story or your posts) by email to people(at)peopleabroad(dot)org. In case of big files, send them by WETRANSFER.
    Since this website is still under construction, we do not have yet made it available to search engines for indexation. So, to access it, just type www.PeopleAbroad.org.
    We are just starting and that is why your help is essential. We would love to see you onboard!
    All the best,
    Nerissa
    PeopleAbroad.org

    ReplyDelete